Side iskaga ilali ne Gul daroyinka yar yar
1:Waa inaad yeelataa yool ujeedo-fog Si aad isaga ilaalisid in aad ku jahwareerto guul-darooyinka yar,yar
2:ina Ragoow Lacagta Raadi ka hor inta aadan ku daalin Dumarka baadi goobkooda, maxaa yeelay Dumarka lagama waayo Halka ay Lacagta taalo, waa iska oraah Xaqiiqa ah
3:Biyo kasta oo macaan oo samada ka soo dhaca waxba kama bedelaan biyaha dhanaan ee badda, kalsooni nafta sii, adiga ayaa isbedeli karaa, laakiin cidna kuma bedeli karto
4: wad ku mahadsan tahay hadii inta Ila so gardha shukran walla ♥️🙏
Comments
Post a Comment