SIDE QORSHO LODAJIYAA

 qorshe dejinta waa hanaan nidam san oo lagu diyariyo habka lagu gaarayo yoolal gaar ah. 

halkan waxa kuyalo tilaaboyin fudud oo aad u adegsan karto 

1: OGAANSHAH YOOLKAAGA ( GOAL SETTING )

go aami waxaad rabto inaad garto ( tusaale inad ganacsi bilawdo, xirfad barato ama yool shaqsiyadeed  gaarto )

HUBI IN YOOLKAGU YAHAY SMART:

* S: specific ( gaar ah )

* m: measurable ( lacabiri karo )

* A: achievable ( la gaari karo )

* R: relevent ( kuhabon noloshada ) 

* T: time-bound ( wakhti kuxiran )

2: DARAASAD IO MACLUMAD URURIN 

*raadso xog laxa riirto yolkaga ( tusale hadii ganacsi yahay raadso baahida suuqa ). 

* latasho dadka qibrada leh 

3: KALA QEYBINTA YOOLKA ( BREAKING IT DOWN )

* qeybi yoolka weyn  ukala qeybi tilaboyinka yaryar oo si fudud loo qabankaro

TUSALE

* hadii aad rabto inad xirfad barato 

               1; iska diwan gali korso 

              2; qorshey waqtiga wax barashada 

              3: tababar si aad khibrad uyelato

4:SAMEYNTA JADWAL ( CREATING A TIMELINE )

* sane jadwal cad oo aad kukala hubiso goorta eytahay inad dhameystirto hawlkasta

* adegso qalab sida googal, calendar, trello, am warqad cadi ah 

5: KHEYRAADKA XISAABI ( EVALUATE RESOURCES

* hubi wax aad heysato : lacag waqti , xirfada ama tagero

* diyaarso waxa kamaqan tusale lacag keydso ama taagero raadi

6: KUDHAQAAQ FICIL ( TAKE ACTION )

* bilaw inad sameyso tilaboyinka qorshahagu kuqoran 

* kafagow dib udhac am cajis 

7: KORMER IYO DIB UEGIS ( MONITORING & REVIEWING )

* mar walbo dib ugu labo qorshahaga siaad ugarto hormar 

* hadii wax qalad ah ay jiraan qorshahaga wax kabadal 

8: KUABAL MARI NAFTADA ( REWARD YOUSELF )

* markad dhameystirto tilaabo muhimah naftada ku awal mari waxa aad jeceshahay.

             waxan rajeynaa inad kafa ideysato mahadsanid


Comments

Popular posts from this blog

Dhirigalin nolo led

Side lodhisi karaa kolso nida