Side lodhisi karaa kolso nida
1: SIDA LODHISO KOLSOONIDA
* Sharxaad kusabsan muhiimadda kalsonida nafta
* Taloyin fudud oo lagu kordhikaro kalsonida sida in la isku dayo waxyaaba cusub
inlaga baxo baqdin aan sabab laheyn iuo in la aqoonsado guulaha yaryar
* Baro aqrista yaasha iney kadheradan dadka dhiragalinta ka qaad
2:XIRFADAHA MAAREYNTA WAQTIGA
* Side qofka ugu qorshe karaa malintisa si wx ko ol nimo leh
* Uruuriya qalabka mareynta waqtiga sida to-do lists am jadwal maalinle
* Sharax muhimada mudnaantamaxa ugu muhimsan inla qabto marka hore ?
sidee loga fogada luminta waqtiga
3: SIDE LOO DHAXGALA BULSHADA SI XIRFADLEH
* Muhimada xiriirka bulshada ee saameyn togan kuleh hormarinta nafta
* Sidee loabura xiriiro cusub oo faido leh
* Qabashada caqabadaha sida xishodka ama faham la aanta dadka kale
4: XAKAMEYNTA MASKAXDA IYO DAREENKA
* Sid lola tacaalo fikradaha xun ama walaaca maalin la ah
* Taloyin kusab san kucel celinta fikir katogan ( positive thinking )
* Ka hadal farsamoyin la isku dajiyo sida nefsadashada qoto dher ama kucel celinta shukrinta
5: BARASHADA IYO KOBCINTA HAL ABUURKA
* Side qofku u kobcin karaa hal abuurkisa maalin walbo
* Tusaloyin caawinayo in qofku abuuro fikrad cusub oo nolasha u horseedi kara hormar
mahad sanid hadii ad intan sogarte
Comments
Post a Comment