Wa maxey adkeysi

 Marki Hore Asc waxa ku le yahay welcome πŸ™ waxan rajey nayaa

Ina aan iska fa idey sano 

Hadii qoralo qaldan ad argto wan kara liga lineyaa mundane 

Markale so dha waaw

1:hadii ad rabto inad wax qabsato mar bo Haku fiki rin inad dhado biri markan soko co ban sameyaa 

2:hadii adrabto inad shaqo adag qabato haka yelin inad naftad waxey rabto sa meyso hadii naftad ee iyada ku hoga miso wax rajo ah nolasha ka malihid

3:Adkeysi: wa inad go aan ad qadto ad ku adkey sataa 

Hadu qaldan yahay  am hadu saxan yahay wainad sad udhah da aha haato 

Wixi qaldan raligalin aad Dib ugu bixi saa 

Sida lagu dhihin ninka. Adkeysi meleh am ago aan maleh marka wa inad Adkeysi 

Tusale manta adigo guriga iska jogo oo hooyo ama Aabe ♥️ 

Lacga ka sugayo hadii ad manata shaqo dhagax hade tahay ad qabto lkn Somalida markad argto wey iska idho ti ran qof walidkisa lagc wey dinayo hadan shaqo hadesan mar sharftad iyo mid ehelkaga wax dhib ah uke neni wand qabataa 

Marka nafta Adkeysi hala baro 

Waxan cshirka danbo kuso xiji donaa side 

Madam mow ducenu yahay Adkeysi 

Ad mel iskaga sari karno 

In wax walbo nagu so wahajo Dusha u sara karnaa

Ka dhiln yaro ahaan 

Waxn yaraten naften barin biri ma bareso anko dad weyn ah 

4:wad ku mahad santa hay dadii ad qoral Ken aqri say wan Kaga ma hade celina shukran wall wa ino cashir danbo dha mantena πŸ™♥️πŸ‡ΈπŸ‡΄

Comments

Popular posts from this blog

Gobannimada iyo midoobidda soomaaliya ( 1960 )

SIDE QORSHO LODAJIYAA

Dhirigalin nolo led