Posts

Showing posts from March, 2024

Is Badal ka Ramadan

Image
 1 : waxn rajey naa inad bishi hore iyo tan Adan isku mid ehen 2: : waxa lara ba Ramadan inan ka fa idey sano dhaman ten  3 :mararka qar waxad sa meyi jirtay iney Kaga du wanadan  Ayala rabaa  4 : maxad sanid inta hada ila sogar tat waxab kule yahey Ramadan krim  dhamantii shukran walla ♥️🙏

Dhaqanka dadka

1: Noloshu ma dha mato bal sa wey is bada shaa 😢 fur saduhu na maqa sar Soman balsa wey dayac man 😢 7mal mod toda badka kujira miyey ka far xina yan So malin kugu ma adag  Siday ne 7mal mod toda badka kujira Kuwad rali Gali neyn a yey dadku na kura ligalelinen  Ha ufir fir san qofkasta na dhaqan kisa ku ixtiram Hana ka donin Dabe cad isku wad mid ah 2: ogso now dad ka kuwa isle dahay bakugu jecel iney naqa donin sida ad adiga rabtay  3:mar walbo diyar uahaw caqa bad kasto naftada ku so wajahan  Marna haka raja dhigin qofka atahay mar walbo watahay  3 : wad ku mahadsan tahy la janqad Kaga mundane ♥️🙏

Side iskaga ilali ne Gul daroyinka yar yar

 1:Waa inaad yeelataa yool ujeedo-fog Si aad isaga ilaalisid in aad ku jahwareerto guul-darooyinka yar,yar 2:ina Ragoow Lacagta Raadi ka hor inta aadan ku daalin Dumarka baadi goobkooda, maxaa yeelay Dumarka lagama waayo Halka ay Lacagta taalo, waa iska oraah Xaqiiqa ah 3:Biyo kasta oo macaan oo samada ka soo dhaca waxba kama bedelaan biyaha dhanaan ee badda, kalsooni nafta sii, adiga ayaa isbedeli karaa, laakiin cidna kuma bedeli karto 4: wad ku mahadsan tahay hadii inta Ila so gardha shukran walla ♥️🙏

Wa maxey adkeysi

 Marki Hore Asc waxa ku le yahay welcome 🙏 waxan rajey nayaa Ina aan iska fa idey sano  Hadii qoralo qaldan ad argto wan kara liga lineyaa mundane  Markale so dha waaw 1:hadii ad rabto inad wax qabsato mar bo Haku fiki rin inad dhado biri markan soko co ban sameyaa  2:hadii adrabto inad shaqo adag qabato haka yelin inad naftad waxey rabto sa meyso hadii naftad ee iyada ku hoga miso wax rajo ah nolasha ka malihid 3:Adkeysi: wa inad go aan ad qadto ad ku adkey sataa  Hadu qaldan yahay  am hadu saxan yahay wainad sad udhah da aha haato  Wixi qaldan raligalin aad Dib ugu bixi saa  Sida lagu dhihin ninka. Adkeysi meleh am ago aan maleh marka wa inad Adkeysi  Tusale manta adigo guriga iska jogo oo hooyo ama Aabe ♥️  Lacga ka sugayo hadii ad manata shaqo dhagax hade tahay ad qabto lkn Somalida markad argto wey iska idho ti ran qof walidkisa lagc wey dinayo hadan shaqo hadesan mar sharftad iyo mid ehelkaga wax dhib ah uke neni wand qabataa...